Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubno ka socda beesha caalamka oo tegay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wafdi caalami ah oo ka socda dalalka beesha caalamka ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Xubnahan ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey madaxa xukuumadda Galmudug, wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi.

Ujeedada wafdigan ayaa la xariirta, sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dadaallada loogu jiro dhismaha Galmudg.

Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa in xubnahani ka socda beesha caalamka ay la kulmaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali oo weli ku sugan halkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this