Deeq A. Posted July 20, 2019 Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashoyinka iyo Jubbaland ayaa Afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd. Goobjioog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites