Deeq A. Posted July 20, 2019 Hargeysa (SMM) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa eedeyn culs u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo). Muuse Biixi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay kala kulmeen dhibaatadii ugu darneyd 28-kii sano ee la soo dhaafay. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu dhinac walba ka cunaqabateeyay Somaliland, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Somaliland.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites