Deeq A. Posted July 20, 2019 Garowe (SMN) – Maamulka Puntland ayaa ka horyimid, islamarkaana qaadacay guddigii uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) u magacaabay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland. War ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hanaanka loo maray ku dhawaaqista guddigaasi uusan waafaqsaneyn Dastuurka KMG dalka. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites