Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo gudoomay dhambaal ka timid Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, Axmed Shide.

Wasiir Axmed Shide ayaa dhambaal hambalyo iyo salaan ah ka siday Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Dr. Abiy Axmed.

Farmaajo ayaa u xaqiijiyay Wasiirka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’antahay nabadgalyada, xasilloonida iyo horumarka dhaqaale ee Geeska Afrika.

65631531_2307811565969975_1641412659444187136_n.jpg?_nc_cat=1&_nc_oc=AQmNQfvWkSwrEKCqiQ57K6pP7IW36m4g2SAo8OVC8PcrKviohRhfV33db5joKyTVbho&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=cb6a42cdc5d66d22f868f34a4a434249&oe=5DBA8B12Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this