Deeq A. Posted June 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, Axmed Shide. Wasiir Axmed Shide ayaa dhambaal hambalyo iyo salaan ah ka siday Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Dr. Abiy Axmed. Farmaajo ayaa u xaqiijiyay Wasiirka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’antahay nabadgalyada, xasilloonida iyo horumarka dhaqaale ee Geeska Afrika. View the full article Share this post Link to post Share on other sites