Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo lagu soo dhaweeyay degaano horleh

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyayay deegaannada, Xarar-dheere, Huurshe iyo Xeraale oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Khayre ayaa waxaa uu la kulmay ciidamo maleyshiyaad ah, kuwaasi oo uu kala hadlay joojinta colaad beeleedyo mudooyinkii dambe halkaasi ka taagnaa, isaga oo ugu baaqey in ay ka shaqeeyaan nabada.

Wasiirka koowaad ee xukuumada federaalka ah ayaa la filayaa in uu berri oo Axad ah uu tago tuulooyin ah, taasi oo qeyb socdaal dheer oo uu ku marayo gobolada toos-taga maamulka Galmudug.

65988472_2426855337545586_7932914735853338624_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_oc=AQnKYBR61foTurORUKE4oR6goxcSJic1ViKpriU4x5ZOTheCE6ObYmclSxg1VNUXgus&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=4dcbd50df1b229fff4f019a783d3c29f&oe=5DC11E5E

Image may contain: 8 people, people standing, crowd, sky and outdoorImage may contain: 15 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 12 people, people smiling, crowd and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this