Deeq A. Posted June 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyayay deegaannada, Xarar-dheere, Huurshe iyo Xeraale oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Khayre ayaa waxaa uu la kulmay ciidamo maleyshiyaad ah, kuwaasi oo uu kala hadlay joojinta colaad beeleedyo mudooyinkii dambe halkaasi ka taagnaa, isaga oo ugu baaqey in ay ka shaqeeyaan nabada. Wasiirka koowaad ee xukuumada federaalka ah ayaa la filayaa in uu berri oo Axad ah uu tago tuulooyin ah, taasi oo qeyb socdaal dheer oo uu ku marayo gobolada toos-taga maamulka Galmudug. View the full article Share this post Link to post Share on other sites