Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo fahfaahiyey duqeyn uu ka fuliyey Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Milatariga Mareykanka ayaa wuxuu daboolka ka qaadey in uu duqeyn ku dilay hal dagaalame oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu shaaciyey in weerarka cirka ah ay 24-kii bishaan ka fuliyeen magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

AFRCOM ayaa tilmaamtay in howlgalkan oo ay kala kaashadeen dowladda Soomaaliya aysan waxyeelo kasoo gaarin dad shacab ah.

Marka laga soo tago sheegashada Mareykanka, ma jiro illaa iyo haatan wax war ah oo ku saabsan duqeyntan oo kasoo baxay Al-Shabaab.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this