Deeq A. Posted June 24, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso in doorashada Maamulka Galmudug ay ka dhici doonto magaalada Dhuusamareeb 4ta bisha Juley ee sanadkan ayna ku eg tahay muddo xilleedka hadda jira. Wasaarada arimaha gudaha warkan ay soo saartay ayaa imaanaya xili Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye uu ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb isla markaana heshiis uu la galay Kooxda Ahlu Sunna. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites