Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore Ee Masar Mursi Oo Geeriyoodey Isaga oo La Maxkamadeynayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar ayaa goordhow geeriyoodey isaga oo la maxkamadeynayo.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan iney socotay maxkamadeyn la xiriirtay arrimo Jaajuusnimo dalal ajnabi ah iyo xarakada Xamaas.

Maxamed mursi ayaa ahaa hoggaamiye shacabka reer Masar ay soo doorteen kaas oo ka socdayย  Ururka IQwaan Muslimiinka oo dalkaย  si aad ah ugu xoogan.

Ciidamada Milatariga oo uu hoggaamiyayย  Cabdi fitaax Aziiziย  ayaaย  xilka ka tuurayย  ayadooย  Maxamed Mursi xabsiga la dhigay.

Maxaweyne Mursi ayaa caawa geeriyooday xilli ay socotayย  maxkamadeynta eedeymoย  loo heystay oo ku aadan inuu ahaa jawaasiis.

Goobjoog News

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

Madaxweynihiiย  hore ee dalka Masarย  Maxamed mursi ayaa geeriyooday waqti uu taagnaa ay Maxkamadda,

Mursi ayaa loo heystay kicin dadweyne asaga oo hoggaaminayay Urufurneed kiis dacwadeed loo heystay.

Madaxweynaha ayaa

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this