Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Caanka Ah Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaallada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Saxardiid Maxamed Jabiye, oo ka mid ahaa abwaanada ugu caansan Soomaaliada ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

ABWAAN-JABIYE.jpg


Marxuun saxardiid Maxamed Jabiye suugaanta uu sameeyay waxa ka mida heesta caanka ah ee (Aaan maalo hasheena Maandeeq), taas oo uu qaaday Alle ha u naxariistee Maxamed Axamed Kuluc.

Mudooyinkii u dambeeyay waxa uu marxuunku u jiifay xannuun.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this