Deeq A. Posted June 8, 2019 Jowhaer (SMN) – Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Wareegto soo saaray ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed. Madaxweyne Waare ayaa sidoo kale guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi u magacaabay Cali Maxamed Caraale. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites