Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyna Eritrea Oo Qaabilay Masuul Somaliland Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Ereteriya)-Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo gaadhay magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya.

er.png

Ma jirto faahfaahin ka soo baxday kulanka madaxda sare ee Ereteriya iyo Danjiraha Somaliland ee UN-ta laakiin, Somaliland iyo Ereteriya ayaa xidhiidh togan yeeshay tan iyo markii wefti cusus oo Asmara ka socda yimid Hargeysa bilihii la soo dhaafay.

Somaliland: Eritrea president Isaias Afwerki and his foreign minister Osman Saleh Mohammed receives, Dr. Mohamed Warsame Duale, Somaliland envoy to the UN. Dr. Duale arrived in the Eritrean capital, Asmara. @AliJibrilMedia pic.twitter.com/AMkX3uSXfU

— Geeska Afrika Media (@GeeskaM) June 3, 2019

HOA #Eritrea #Ethiopia #Somalia #Djibouti #Somaliland https://t.co/WFE771ILUp

— Eritrean Press (@EritreanPress) June 3, 2019

Somaliland: #Eritrea president Isaias Afwerki and his foreign minister Osman Saleh Mohammed receives, Dr. Mohamed Warsame Duale, one of #Somaliland Top envoys . Dr. Duale arrived in the Eritrean capital, Asmara. @AliJibrilMedia pic.twitter.com/z4KNHoTfZH

— Mohamoud A. Hassan (@maxamuudoday) June 3, 2019

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this