Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Puntland oo cafis u fidisay 121 Maxaabiis ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Garow (SMN) – War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) ayaa cafis loogu fidiyay 121 Maxaabiis ah oo ku xirnaa xabsiyada kala duwan ee maamulkaasi.

Maxaabiistan oo  ku eedeysanaa dambiyo fudud ayey Puntland go’ansatay in sii deyso bisha barakeysan Ramadaan iyo munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed.

 Halkan hoose ka Akhriso:-

FB_IMG_1559490864680

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this