Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari ka tirsan Ciidamada DFS oo dil ka geystay Seybiyaano

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta Askari ka tirsan Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Booliska uu ka geystay agagaarka Saybiyaano degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Dilka ayaa waxaa la sheegay in loo geystay Darawal waday gaariga dadweynaha ee loo yaqaano BL-ka.

Qof goobjooge ah oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in dhacdada kadib uu baxsaday Askarigii ka dambeeyay falkaasi.

Inta badan Ciidamada dowladda ayaa waxyeelo u geysta dhalinyarada kaxeeya Mootada Bajajaaj-ta iyo sidoo kale darawalada ka shaqeeya gaadiidka dadweynaha waxaana marar badan dowladdu ay sheegtay in ay wax ka qaban doonto dhibaatooyinkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this