Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Dooxa (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo gaaray magaalada Dooxa ee xarunta  dalka Qatar ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar ayaa ka  wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka aha ee labada dal iyo labada shacab iyo mashaariicda horumarineed ee Qatar ay Soomaaliya ka wado.

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa leh xariir qota dheer oo soo jireen ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

IMG-20190601-WA0056.jpgIMG-20190601-WA0051.jpgIMG-20190601-WA0055.jpgIMG-20190601-WA0052.jpgIMG-20190601-WA0049.jpgIMG-20190601-WA0053.jpgIMG-20190601-WA0050.jpgIMG-20190601-WA0048.jpg

IMG-20190601-WA0047.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this