Holac

Amharas refuse to pay taxes in Jigjiga.

Recommended Posts

Holac   

Ethiopian ka ku Nool Jigjiga Oo Diiday Inay Canshuurta Bixiyaan

Dadka itoobiyaanka ah een somaalida ahayn ayaa gabi ahaanba ku gacansaydhay inay bixiyaan lacagta canshuurta ah ama dakhliga dawlada iyagoo ku andacoonaya in hantidoodii la dhacay dawladuna ayna mag dhaw siinin.

Dadka ethopianka ah ee jigjiga kunool ayaad moodaa inay dhacdadii 4 August. U noqotay ID ay ku meel maraan oo siiyay xuquuq dheeraada oyna haysanin shacabka somaalida ah ee ku dhaqan magaalada jigjiga. Sida inaan xataa la baadhin, xaafadahooda gaadiidkooda, iyo ganacsigooda toona, waxaa kale ood dareemaysaa inayna wax xushmad ah u haynin hayada amniga ee dawlada.

ganacsatada axmaarada u badan ee jigjiga ka shaqaysata waxay ka ganacsadaan noocayada kala duwan ee kootarabaanka oo waxay alaabta kasoo gaataan wajaale oo canshuur kama bixiyaan liisamo ganacsina malaha isla markaana ma ogola dakhliga iska caadiga ah ee muwaadin kasta laga qaado inay bixiyaan.

Waxaa intaa dheer intii isbadalku dhacay waxay aad usoo galiyaan dalka iyo deegaankaba hubka sharci darada ah Drugs- / daraagiska sida khamrada xashiishada iwm, taas oo saamayn wayn kule amniga iyo mustaqbalka dhalinyarada deegaankaba, waana arinta keentay inay sare u kacdo danbiyada madaniga ah, sida tuugada, jaynaa guruubyada, dhalintaas oo u badan kuwa balwadu qafaalatay ee waxbarashada ka baxaayoobay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What happened the alliance Abtigis had established with the Amxara?

Abtigis was their candidate for prime minister all over their websites.

He accused Illey of being a separatist and who created enmity with Amxara.

 

Anything that is fake or false flag fails if its not victorious in 24 hours.

 

Which tribunal is ONLF withdrawing? I think this is very old news.

The Kililka security could not prevent against a false flag operation done by Ethiopian government. No body blames Somalis for churches burned or priests killed. This was some operation done by someone outside or some clanist group who was willing to be paid against Illey.

All Xabeshi know that the Somali is the only community which allows building of enormous churches in a 99 percent Moslem area.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.