Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Baxsad Kaga Soo Maqan Gobolkaasi Tan Iyo Markii Degaanka Yagoori Lagu Dilay Laba Sarkaal Oo Reer Awdal Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa baxsad kaga soo maqan gobolkaasi, tan iyo markii degaanka Yagoori lagu dilay laba sarkaal oo reer Awdal ah, sida uu sheegay xildhibaan Cabdi Cismaan Dhagowayne oo ka tirsan golaha degaanka Boorama, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this