Deeq A. Posted May 25, 2019 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa kala diray garsoorayaashii maxkamadda darajada Koowaad iyo maxkamadda rafcaanka gobolka Mudug iyo sidoo kale xafiiskii xeer-ilaalinta gobolkaasi. Madaxweynaha ayaa si ku meel gaar ah guddoomiyaha maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Mudug u magacaabay Maxamed Maxamuud Jaamac oo ahaa garsoorihii maxkamadda darajada koowaad ee degmada Xarfo. Afhayeenka xukuumadda Jaamac Dabaraani ayaa akhrinaya PUNTLAND POST The post Garsoorayaashii maxkamadaha gobolka Mudug oo la kala diray appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites