Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo Galmudug oo ka soo horjeestay sharciga batroolka ee Golaha shacabku ansixiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland iyo Galmudug ayaa ka soo horjeestay sharciga batroolka ee uu ansixiyay aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.

Sidoo kale waxay ka soo horjeesteen sharciga doorashooyinka Qaranka iyo xeerka cabshuuraha dalka.

Labada maamul ayaa ku dhawaaqay iskaashi cusub oo dhinacyada amniga iyo siyaasadda ah.

FB_IMG_1558531989587.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland iyo Galmudug oo ka soo horjeestay sharciga batroolka ee Golaha shacabku ansixiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this