Sign in to follow this  
Deeq A.

Ninkii Dacwadda Ku Soo Oogay Generaal Maxamed Cali Samater Iyo Kornayl Tuke Oo Shaaciyay In Uu Dacwaynayo Saraakiishii Ururka SNM Haddii Lagu Soo Eedeeyo Inay Gabood Fallo Dad U Gaysteen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Baashe Cabdi Yuusuf, waxa uu gacan ka gaystay sidii loo xukumi lahaa Kornayl Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke), oo shalay ay xukuntay Maxkabad ku taalla Maraykanka.

Baashe, sidoo kale waa ninkii Dacwadda ku soo oogay Generaal Maxamed Cali Samater, waraysi uu siiyay HCTV ayuu ku sheegay in uu sii wadayo ugaadhsiga dadka lagu eedaynayo in ay gaysteen falal ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha oo xatta ay ku jiri karaan saraakiishii SNM haddii la soo eedeeyo inay gabood fallo dad u gaysteen, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this