Sign in to follow this  
Deeq A.

Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo saaka bilowday

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabtiya Garoowe ka furay imtixaanka Shahaadiga ah ee degaannada Puntland.

In ka badan 15,800 oo arday ayaa sannadkan u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalka 4aad dugsiyada sare degaannada Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in imtixaanka uu wakhti isku mid ah ka bilowday goobihii loogu talagay dhammaan gobollada iyo degmooyinka Puntland islamarkaana ilaa iyo hadda la soo werin wax caqabad ah.

Warbixinta faahfaahsan goor dhow kala soco Puntland Post

The post Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo saaka bilowday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this