Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarakiisha Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Sii Macasalameeyay Masuuliyiin Somaliland Ku Labanaayay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London) Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 06.05.19 ka dhoofay garoonka caalamiga ah ee Waddanka UK Xoghayaha Arimaha dibada Marwo Faadumo siciid & Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xusen cabdi oo ku sii jeeda wadankii halkaas oo ay soo gaba gabeeyen safaro shaqo ah oo ay ku joogeen Wadamada qaarada yurub gaar ahaan UK, Norway, Swedan, Finland halkaas oo ay hawlo balaadhan ka soo qabteen hawlaha qaranka

A97897FF-C98D-4B6F-A149-8AF97BDE5B0C-102 36555F89-8503-4DC8-9C0A-9E23914B7732-102

soomaliland & ta xisbigaba, waxa garoonka ku sii sagootiyay Madaxdii qarada Yurub & UK oo uu hor kacayo Gudoomiyaha UK Maxamed Cali,halkaas oo wakhti yar oo kooban kula sii qaateen garoonka caalamiga ee waddanka uk Heathrow Airport.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this