Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay kaga hadlayaan hindise sharciyeedka Batroolka dalka Soomaaliya.

Kulankaan ayaa Isniintii hore u bbaaqdaykooram la’aan .

Gudoonka Baarlamaanka ayaa digniin u diray xildhibaanada aan ka soo qeeybgalin kulamada Baarlamaanka.

Waxaa goor hore oo saakay ah la sii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka.

Puntland Post

The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this