Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Madaxweyne Waxa Muuqata In Aad Gaabiseen Amma Aad Wadi Kari Waydeen Qaran, Adiga Ayay Dhaliisu Kugu Taalaa Oo Waxba Hoggaamin Kari Waayay Amma Cidda…..” Hoggaamiye Xirsi.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in sifo sharci-darro ah lagu xidhay guddoomiyiha garabka dhalinyarada Waddani ismarkaana dhibaato xooggan loo gaystay markii la soo qabanayay.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sidoo kale waxa ka hadlay muranka doorashooyinka iyo tallaabadii xisbiyadda KULMIYE iyo UCID ku gaadheen heshiiska, dhacdadii ka dhacday gobolka Sanaag ee lagu dilay labada taliye, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this