Sign in to follow this  
Deeq A.

Shabelle oo u dabaal dageyso sanad guuradeeda 17-aad

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Abuukar Sheekh Maxamuud (Sky) Agaasimaha shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa hambalyo ku aadan 17 sano guuradii ka soo wareegtay Aaska Aaska Shabelle u diray dhammaam dhageystayaasha iyo shacabka Somaliyeed.

Agaasime Sky ayaa tilmaamay in aragtida shacabka ay sal u aheyd guulaha ay gaartay muddadii ay jirtay Idaacadda Shabelle.

Sidoo kale waxa uu alle uga baryay Wariyeyaashii ka Geeriyooday Shabelle in Naxariistiisii Janno uu ka waraabiyo.

Shabelle waxaa ay hawada soo gashay 6-dii May ee 2002-dii, waxaana tiirarka aan ku shaqeyno ka mid ah ka run sheegida baahida bulshada iyo baahinta xaqiiqda jirta.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this