Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Maalintii Dilkooda Ka Horraysay Ayay Ka Soo Ordeen Magaalada Gar-adag Ka Dib Markii Weerar Culus Lagu Soo Qaaday, Dilkaasi Waxa Uu Ahaa Dil Qorshaysan Ay U Dhammaayeen Reer…” Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo kamid ah salaaadiinta ugu miisaanka weyn gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay dil dhawaan gobolka Sanaag loogu gaystay saraakiil ka tirsanaa ciidammada Somaliland, waxaanu Suldaanku sheegay in dilkaasi uu ahaa mid qorshaysan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this