Sign in to follow this  
Deeq A.

Colaad Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Laba qof ayaa ku geeriyooday hal qof kale wuu dhaawac culus ayaa soo gaadhay ka dib markii colaad kale ka soo cusboonaatay deegaanka gobolka Sanaag.

2018121636521373602259197Laascaanood.jpg

Colaadan ayaa waxay ka bilaabmatay ka dib markii ah uu nin toogtay nin, waxaana islama markiiba ka fal celiyay dilkaasi mid ka mid ah beesha wax laga dilay waxaana uu toogay laba qof oo midna qudh baxay halka kalena dhaawaciisu culus yahay.

Deegaanka mashaqadu ka dhacday ayaa wax la yidhaahdaa Dharin Yaxye ka tirsan Godcaanood.

Xukumadda Somaliland iyo wasaaradda arrimaha gudaha ayaan ka hadal arrinkan wali,

Dhawaan ayay ahayd markii la soo afjaray colaad in muddo ah ka taagnayd deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this