Deeq A. Posted April 27, 2019 Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen iyo Col. Ruush Xildhibaan Cali Sheekh Cabdulahi (Cali Afgooye) ayaa badalay Xuseen Cismaan Xuseen halka Nuur Siidow Baaba Xasan uu isna badalay Col. Ruush. Waxaa socda doorashada kursiga 3aad, ee natiijada la soco Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites