Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii golaha wasiirada Puntland ee Khamiista maanta, oo uu shir-guddoomiyay madaxweyne ku xigeenka ahna, ku simaha madaxweynaha Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa looga hadlay arrima ay kamid yihiin; amniga, waxbarashada, abaaraha, Khilaaf ka dhex-qarxay Puntland iyo Federaalka .


Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo arrimaha Dastuurka dowladda Puntland, Saalax Xabiib Jaamac oo ka warbixiyay shirka, ayaa sheegay xukuumadda Puntland cambaareysay hadal uu shalay jeediyay wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre waxaana uu sheegay in hadalkaasi kala fogayn karo xiriirka Puntland iyo Federaalka.

Halkaan ka daawo

PUNTLAND POST

The post Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this