Deeq A. Posted March 24, 2019 Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Guddigan oo ka kooban illaa todobo xubnood ayaa waxa ay ka shaqeyn doonaan arrimaha doorashooyinka ee maamulka goboleedka Jubbaland. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites