Deeq A. Posted March 21, 2019 Queensland (SMN)- Hooyo Soomaaliyeed oo kunool magaalada Queensland ee dalka Australia ayaa markale kasoo muqatay maxkamad ku taalla magaaladaasi. Haweenaydaan Soomaaliyed oo aan la shaacin magaceeda ayaa loo haystaa in ay ku xadugubtay caruur ay dhashay kadib markii labo gabdhoob oo ay dhashay ay u qaaday Soomaliya, si ay ugu soo samayso gudninka fircooniga oo dambi ka ah dalkaasi. Dacwad oogayaasha maxkamadda ayaa shegay in hooyadaasi Soomaliyeed ay jabisay mid kamida qawaaniinta u dagsan dalkaasi Australia sidoo kale ay ku guuldareyasatay waajibaadkii ay caruurteeda ku lahaayeen. Gabdhaha ay haweeneydan Soomaaliyeed ay keentay Soomaaliya ayaa da’dooda lagu sheegay in ay aheyd xiligaasi 10 iyo 13 jir,waxaana Soomaaliya la keenay bishii April ee sanadkii 2015-kii. qaliinka gudniinka fircooniga sida ay sheegeen xeer ilaalinta maxkamada. Ugu dambayntii maxkamada markale hooyadasi Soomaaliyed ku xukuntay 4 sano xabsi waxaa ayna ku guul dareystay racfaan ay horay uga qaadatay xukunka lagua riday. View the full article Share this post Link to post Share on other sites