Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dallada Ururrada SONYO Iyo Shir Fadeexad Ku Ah Somaliland Oo Ay Kaga Qayb-Galeen Magaalada Nairobi Oo La Fashiliyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa kalsoonidii kala noqday dallada ururrada dhalinyarada Somaliland ee SONYO.

Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Waddani ayaa sheegay, in sababta ay ugala noqdeen kalsoonida SONYO ay tahay; ka dib markii horraantii bishan ay madaxda ururku shir kaga qayb-galeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, shirkaasi oo lagaga hadlaayay arrimo la xidhiidha wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this