Deeq A. Posted March 16, 2019 Kismaayo (SMN) – Ugaas Maxamed Weli Sheekh Nuur oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo u warramay Shabelle ayaa soo dhaweeyay safarkii uu dhawaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ugaaska ayaa ugu horreyn shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay isbedal dhab ah ku sameyso gabi ahaan hoggaanka Jubbaland. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in shacabka deegaanada maamulkaasi ay haatan baahi weyn u qabaan in isbedal uu ka dhaco Kismaayo, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Cod-C.qani_.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites