Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadkii Ku Dhintay Labadii Masaajid Ee New Zealand Oo Tiradoodu Gaadhay 49-Ruux.

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-New Zealand)Dadka ku dhintay masaajidda Australia ayaa hadda noqday 49.

E6264EE0-DDC9-44DA-9C3B-D9F2D5203D30.jpe

Taliyaha booliiska dalka New Zealand ayaa qabtay shir jara’id oo uu dadka kula wadaagayo wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday dadka cibaadaysanaya.

Mid ka mid ah dadkii dhaawaca ahaa ee la dabiibayay ayay hadda naftu ka baxday ayuu yiri isaga oo shirka jaraa’id sii wada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this