Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Sagootiyey Saddex Orodyahan Oo Somaliland Ku Metelaya Tartan Caalami Ah Oo Ka Dhacaya Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sagootiyey saddex dhallinyaro ah oo magaca dalka Jamhuuriyadda Somaliland kaga qaybgelaya tartan dhinaca orodka ah oo lagu qabanayo dalka Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this