Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa UNSOM U Qaabilsan Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims. (Security/Maritime Advisor of UNSOM) kaas oo UNSOM u qaabilsan Somaliland.

54278596_840464612973340_369390179274928

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa Qaabilaada Kadib Mr Jeff Sims La Qaatay shir kooban kaasi oo ay wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha guud ee Amniga Mukhtaar Maxamed Cali Iyo Agaasimaha maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey)

Waxaana shirkaasi lagu lafa guray sidii loo xoojin lahaa arrimaha amniga iyo kaalmada ciidamada badda oo UNSOM ay Somaliland ka taageer

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this