Sign in to follow this  
Deeq A.

Qareen U Dhalatay Dalka Iiraan Oo Lagu Xukumay 38 Sano Oo Xadhig Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iiraan)-Qoyska Qareen caan ah oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha xuquuqda aadanaha ee dalka Iiraan ayaa sheegay in gabadhooda xabsi dheer loo diray.

b55be41e-08b2-4f2f-91a6-4014a1ecebaf.jpg

Haweeneydan oo lagu macaabo Nasrin Sotoudeh waxaa lagu soo eedeeyey iney gashay dambiyo wax u dhimayo ammaanka dalka Iiraan.

Koox ay siyaasaddoodu tahay garabka midig ayaa si weyn u cambaareeyey xukunka lagu riday Ms Nasrin.

Ms Sotoudeh ayaa waxay mataleysay dumarka ka soo horjeestay dumarka iney timaha qarsadaan.

Xukumadda Tehraan waxay haweeneydan xukunkaasi ugu ridday howlihi ay ka qabaneysay arrimaha xuquuqda aadanaha ee ay dalkaasi ka wadday.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this