Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ka Hadashay Kulankii Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya Iyo Itoobiya Ku Yeesheen Magaalada Addis Ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada somaliland ayaa war ka soo saartay kulankii Addis Ababa ku dhexmaray madaxweynaha soomaaliya iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya.

1-13.jpg

War lagu baahiyey boga wasaarada arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo garwaaqsaday kaalinta ay somaliland kaga jirto arrimaha gobolka geeska Afrika.

Warka ka soo baxay xukuumadda Somaliland ayaa u dhignaa sidan:

“Dawlada Jumhuuriyada Somaliland waxay soo dhawayneysaa sida Maamulka Farmaajo u garwaaqsadey in ay Somaliland tahay Dawlad Kaalin muhiim u ah kaga jirta Arimaha Gobolka Gaar ahaan dhinacyada Nabad galyada iyo Horumarka Dhaqaalaha ee Gobolka oo aan indhaha laga lalin karin marnaba.

Isla Markaana uu Aqbalay in aanu Soo Faro Galin Xidhiidhka Soo jireenka ah ee Somaliland iyo Ethiopia.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this