Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad oo wadahadallo la yeeshay dhigiisa Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

Masar (SMN) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa magaaladda Qaahira kula kulmay dhigiisa Masar, Sameh Shukri.

Labada masuul ayaa waxaa kulankooda ku wehliyay xubno kale oo labada dowladood ka kala socday.

Wadahadaladda ay yeeshaan labada wasiir ayaa diiradda lagu saarey xoojinta xiriirka iyo iskaashi ay ka yeeshaan dhinacyo badan.

Soomaaliya iyo Masar ayaa wadaaga cilaaqaad soo jireen ah kaasoo ku saleysan danaha labada shacabka labada wadan.

D06f6NbWoAA7wwc.jpg

D06eFy9WoAEY1MA.jpgD06eH_MX0AAx8qd.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this