Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay hay’adihii kaalinta ka gaystay gurmadka weerarkii Maka Al-Mukarrama

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo ay ku jiraan Wasiirro.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyay hay’adahaas kaalintii ay ka gaysteen gargaarkii loo fidiyay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Maka Al-Mukarrama.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku boorriyay dhammaan dadkii kasoo qeyb galay kulankan in ay muujiyaan isku duubni, ayna u istaago sidii ay y gacan siin lahaayeen laamaha amniga.

Halkan hoose ka daawo Sawirro:-

IMG-20190305-WA0008.jpgFB_IMG_1551755917292.jpgIMG-20190305-WA0018.jpgFB_IMG_1551755947362.jpgIMG-20190305-WA0011.jpgFB_IMG_1551755931164.jpgFB_IMG_1551755938857.jpgIMG-20190305-WA0019.jpgFB_IMG_1551755942374.jpgIMG-20190305-WA0008-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this