Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo eedeyn kulul u jeedisay Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (SMN) – Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Cabdullahi Xasan oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka milatariga Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyay Puntland dagaallo saaadihii la soo dhaafay ka dhacay gobollada Sool iyo Sanaag.

Sarkaalkan ayaa sheegay in ciidamada milatariga Puntland ay weeraro ku soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidankooda, islamarkaana ay iska difaaceen.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in ay ku qabsadeen dagaalladaasi gaari dagaal oo ay laheyd Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/soomli.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this