Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo la kulmay ergayga Jarmalka ee Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hoggaamiyaha Jarmalka u qaabbilsan Afrika, Günter Nooke.

Ugu horeyn, Günter ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan iyo farriin uu uga sidey madaxda Dowladda Jarmalka.

Farmaajo iyo Nooke ayaa kulankooda ku lafo-guray xiriirka labada dal iyo sidii Dowladda Jarmalku u xoojin lahayd taageerada ay u fidiso Soomaaliya, una dardargelin lahayd mashaariicda horumarineed ee dalka.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this