Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Sh/Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay tuulada Golwayn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dagaalka ayaa yimid markii ay Al-Shabaab duulaan ku ekeysay fariisin ay ciidamada xooga ku leeyihiin halkaas.

Illo dadka degaanka ayaa sheegaya in uu jir khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo uu keenay iska hor-imaadka.

Saraakiisha ciidamada xooga ee halkaasi oo ay Shabelle la xiriirtay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan khasaaraha.

Ma jiro illaa iyo haatan war ku saabsan dagaalka oo kasoo baxay dhinaca dagaalamayaasha Al-Shabaab.

The post Faahfahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Sh/Hoose appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this