Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Xiriirka Xumaaday Ee Soomaaliya Iyo Kenya Saameyn Sidee Ah Ayuu Ku Yeelan Karaa Ganacsiga?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa sii xumaaday xiriirka ka dhaxeeya dalkeenna (Soomaaliya) iyo Kenya iyadoo taasi ay ka dhalatay durba hadalhayn aad u ballaaran.

Hadaba aqoonyahanno iyo quburo dhanka dhaqaalaha ah ayaa qaba in haddii uu sidan usii socdo khilaafkan ay ka dhalan karto saameyn dhanka dhaqaalaha ah.

Inkastoo marka ganacsiga la eego ay Kenya faa’ido badan ku qabta Soomaaliya ayaa hadana aqoonyahannada dhankooda waxay sheegayaan in arrintaasi ay dad Soomaaliyeed saameyn karto.

Halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this