Deeq A. Posted February 10, 2019 Liiska Golaha Wasiiirada cusub ee Puntland 1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta 2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda 3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga. 4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda 5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha. 6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada 7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka. 8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud 9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha 10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada. 11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka. 12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta. 13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha. 14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka 15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga. 16 – Faarax maxamud cawash – Wasiirka Kaluumeysiga. 17 – jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha. The post Akhriso Liiska Golaha Wasiiirada cusub ee Puntland appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites