Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso Liiska Golaha Wasiiirada  cusub ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Liiska Golaha Wasiiirada  cusub ee Puntland

 

1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta

2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda

3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga.

4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda

5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.

6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada

7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.

8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud

9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha

10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.

11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka.

12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta.

13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka

15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.

16 – Faarax maxamud cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.

17 – jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.

The post Akhriso Liiska Golaha Wasiiirada  cusub ee Puntland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this