Sign in to follow this  
Deeq A.

 Faahfaahin:Cadadka Lacagta & Dalalka leh+Miisanka Dahabka Itoobiya ku qabatay Xuduuda Wajaale

Recommended Posts

Deeq A.   

 

 Faahfaahin:Cadadka Lacagta & Dalalka leh+Miisanka Dahabka Itoobiya ku qabatay Xuduuda Wajaale

.lacag.jpg

Wakaalada Wararka dalka Ethiopia ee FANA ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay lacag iyo Dahab tiro badan oo lagala soo baxay gudaha dalka Ethiopia, sida warbixin lagu sheegay.

Wakaalada Wararka FANA ayaa baahisay in ciidamada booliska Ethiopia ay lacagtaasi gacanta ku dhigeen xili ay baadhitaan ka sameynayeen bar Koontarool oo ku taala magaalada Wajaale.

Adanech Abebe o ah Wasiirka Wasaaradda Dakhliga Ethiopia ayaa shaacisay in lacagta la qabtay ay ka kooban tahay 8,200 oo Yuuro, 31,990 pound, 25,665 Doolarka Canada  8,800 oo doolarka Australia, 1,393 Diinaarka Kuweyt, 690 Lacagta Switzerland.

“Waxa lacagta sidoo kale ku jira 80,870 Kiraawnka Norway, 4,810 Riyaalka Qadar, 72, 725 Dirhamka isutagga Imaaradka, 904 Riyaalka Baxreyn, 734,088 Riyaalka Sufa, 4 lacagta cumman iyo 7 Kiilo oo dahabka qayriin”ayay tiri wasiirka Dhaqaalaha Ethiopia.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this