Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Golaha Guurtida Somaliland oo Muddo kordhin ku dhawaaqay & Ciday u kordhiyeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Muddo kordhin sagaal bilooda ah u sameeyay Golaha Wakiilada ee Somaliland oo dhawr jeer oo hore loo kordhiyey Kuraastana fadhiyey tan 2015-kii

Doorashada Barlamaanka ayey u mudeeyeen inay qabsoonto Bisha Decembar ee Sanadka 2019-ka,Haddii alle laga helo.

Golayaasha Degaanka ayaa laga reebay Muddo kordhintan,waxaana suurogala in Muuse Biixi ku keliyeysan doono mudeyntooda,Islamarkaana kala diro kuwan hadda jooga,Magacaabana Maayaro,ku-xigeeno & Xog-hayayaal ka socda Xisbiga Kulmiye, Taas oo fursad u siinaysa in Kulmiye ku keliyeysto Boobka & Xaraashka Hantida Ummadda,Inta kalena daadku u qaado

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this